Xarunta cadaalad darada ee Qaramada midoobay

 

qaramada midoobay xarunta cadaalad darada aduunka akhri...

Qaramada midoobay waxa la aas aasay sanadkii 1945 markii uu soo dhamadey dagaal 2 aad ee dunida,

dalalkii guulaystay,ee Maraykanka,Rassia England China ,waxay go'aan saden inay gacan ku hayn ta dunida qaab xirfad ah u Maamulan,

Shirka lagaga dhawaaqay ururkas waxa joogay 50 dal Lakin waxay u badnayen kuwa magac uyaal ah go,aanka mesha laga gaadhayana Talo iyo tusaale midna ku lahayn,

Qaramada midoobay, 6 laamod ayay u kala baxdaa tan ugu Muhiimsan waa ( Golaha amaanka ) oo dunidan u yaqaana beer ay iyagu leyahiin waxayna ka kooban yahiin  5 dal oo rasmi ah iyo 10 dal been guur ah wadartoda guud 15 dal

15 dal ee golaha amaanka 10  dal ee beenta aan ku leyahay 2 Sano kadib waa la badelaa doorasho ayay galaan oo 10 kale ayaa lagu soo badelaa, Halka  shanta  dal ee kale yahiin xubno Rasmi ah badelna aanay gelin weligod 

Shanta dal ee rasmiga ahna waxay leyahay awooda Vito Power Dal kamid ah haduu adeeg sado aanu golohu talaabo ka qaadi karin, maraykan 45 mar ayuu adeeg saday Vito power isagu yahuuda isreal diiday in talaabo laga qaado,

Marka warbaahinta laga sheegayo waxa loga hadla qaab qurux badan Lakin waa daalimiin tashatay wadan islaam ahna awood kuma lahan

Xarunta Rasmiga ee qaramada midoobay waxay ku taala Dalka maraykanka magaalada New York 



Comments