1-Waxaa Run ah si walba aay gabadha isku qaawiso dadka hortooda in qiimo heleeyn aduun iyo aaqiro
2-Waxaa Run ah ninka si walba uu u yahay nin balwad leh in uusan rabin naag balwad leh
3-Waxaa Run ah ninka saaniga ah in uusan rabin naag saaniyad ah
4-Waxaa Run ah si walbo ninku u qurux badan yahy in aaysan Dumarka rabin haduusan howl kar aheen 5-Waxaa Run ah dadka ka qosliya dadka in aaysan faraxsaneen ayaga
6-Waxaa Run ah in aay hooyo ku jeceshahay Si walba aad caasi u tahy
7-Waxaa Run ah raga balwada leh in aaysan caruurtoda u rabin balwad
8-Waxaa Run ah qalad waliba oo malin aad geesatay in lagaa aari doono
9-Waxaa Run ah camal kasto cibaado ah hadii aadan Niyeeysan in uu waxba ka jirin
10-Waxaa Run ah markan saaxiibadena u tageeyno in aan xirano dharka ugu fiican wiil iyo gabar
11-Waxaa Run ah Markan salaada eebe tukaneyo in aan Alle ku hor istaagno dharkii aan ku seexanay ama jikada lagula jiray
12-Waxaa Run ah in aan ajnabi kala nahay kaliya maalmaha ugu horeeyo ka dib wax waliba wey is badalan
13-Waxaa Run ah in rag iyo dumar aay ilmahoda inkireen kaliya si aay u helaan qof cusub
14-Waxaa Run ah jaceelkasta waxa ka horeeya saaxiibtinimo
15-Waxaa Run ah in dhamaanten aan Qalbiga kuwada heeyno lacag
16-Waxaa Run ah in aan kuwada riyoonay markan caruurta aheen dhaqtarnimo duuliye injineer madax-weeyne taajirnimo
17-Waxaa Run ah qofka aktaada qof ku xanta in uu bari kugu xaman doono qof kale aktiisa isla adiga
18-Waxaa Run ah macalin walba in uusan waligiis
Ku dhihi doonin waxan ahaa damiin
19-Waxaa Run ah in aan seexano habiinkii anaka oo Fikireeyno
20-Waxaa Run ah in wax waliba nala baray balse aan Waligeen nala barin in banii adamka uu labo waji leeyahay
waa macqul in aad la kulantay mid ka mid ah
Comments
Post a Comment