Falastiin cusub ee somaliya

 

Waxa ka socda falastiin waxeey dhawaan ka Dhici doonaan somaaliya goor aan dheereyn xabashida waxeey xoog ku imaan doontaa Qeeb ka mid ah dhulka Somaaliya aydoon cid La dagaalanta aaysan jirin dhulkaas markeey La wareegto waxaa si aayar aayar ah lasoo Dajin dooonaa dadka xabashida

Markii aay soo dagaan dadka xabashida waxaa si toos ah xukunka loo hoos geeyn Doonaa dowlada xabashida ayadoo laga taagi Doono calanka xabashida nasiib xumo cid wax ka qaban karto ma jirto xiligaas waxaana Halkaas ku lumay qeeb ka tirtsan dhulkii Somaliyeed iyo dadkii Somaaliyed ugu danbeyntii iskuulada Deegaankaas waxaa la Hoos geeyn Doonaa dowlada xabashida ayadoo marka danbe afka xabashida uu Noqon doono midka rasmiga ah ee looga Hadlo dhulkii Aay somaaliya lahaan jirtay


Waxaa yaraan doono masaajida ayadoo dowlada xabashida aay ka danbeyso waxaa taas cagsigeeda badan doono kaniisadaha aay xabashidu leedahay waxaana halkaas ku lumay Dhaqankii dadkii somliyeed dhulkii somaaliyed 

Heeybadii somaaliyeed waxaana dadka

Somaaliyeed ,u bilaaban doono gumeysi aan la ogeeyn xiliga uu dhamaan doono nasiib xumo


Aan u imaano qaramada midoobe qaramada midoobay nagama hor istaagi doonto gumeysiga xabashida waayo hadeey awood leedahay waxeey hor istaagi laheed duulankii ruushka ee Yukreen ama kii falastiin ee sahnuuniyada xabashida waxeey ku biirtay isbaheysi cusub oo kasoo hor jeeda isbaheysiga naato waxeeyna ku Saacidi doonan wax waliba aay dowlada xabashida u baahato markii la tago xafiiska Qaramada midoobay waxaa codka qeexan ku taageeri doono shiinaha iyo ruushka oo la xulufa ah 


Nasiib xumo itoobiya kuma ekaan doonto Qeebaha aay qabsato waxaan arki doonaa Qeeba kale oo hadane aay qaadato isla wadadii aay ku qabsatay dhulkii hore waxaan arki doonaa Dad leh jir somaaliyed oo qalbi xabashi leh kuwasoo duulanka hogaamin doonan inta duulanka dhicin xabashida waxeey ka shaqeeyn Doontaa in aay madaxa isku galiso Qabaailada Somaaliyeed cadaawada aay qabiilada isku Qaadaan waa fursada xabashida aay ku hanan karto dhul somaaliyeed 


Madaxda maqaar saarka ah ee ka taliya Somaaliya weey ogyihiin damaca xabashida Balse weey iska indha tirayaan xaalada murugada leh ee kasoo socota xabashida 

Dadkii waxaa lagu mashquuliyay qabyaalad aan horay u jirin qof waliba waxaa maanta la weeyn maryaha aay calanka ugu dhigeen qabiilada qof waliba kaas ayaa ugu muhiimsan calankii Somaaliyeed nasiib xumo 


Ugu danbeyntii waxaa halkaas ku lumi doono wadankii soomaliya waxaana halkaas ka dhismi doono maamul maqaar saar ah oo xabashida aay maamusho yacni hoos taga jiilka danbe waxeey Noqon doonan muwaadiniin xabashi ah waana Sida aay rabto dowlada xabashida nasiib xumo 

Laaan dheeranimo iyo anaa kaa qabiil weeyn weey soo af jarmi doontaa ugu danbeeyntii


Xiliga aan qoraalkaan qoraayo 3/11/2023 maalin jimco ah 12:13pm




Comments