Wajiga dhabta ah ee reer galbeedka iyo kubada cagta

 

Naadiga Mainz 05 ee jarmalka ayaa ka baxday heshiiskii kala dhaxeeyay Anwar Ghazi dambigiisa waa in uu xoogaa murugo ah ka muujiyay gumaadka Qaza 

Nidaamka maanta jarmalka ka jiro waxaad dhihi kartaa wuxuu caabudaa yuhuuda sida indho la aanta ah ee ay ula safanyihiin 


 Jarmalka waa wadanka ugu taageerida badan israaiil xataa haddii ay kuma naan kun disho.


Wasiirka Garsoorka dalkan Jarmalka Marco Buschmann wuxuu yiri.


"Qofkii Yahuud naceyb lagu arko waa la tarxiilayaa, sidoo kalena Baasaboorka weyn ee Jarmalkana heli maayo".gaasi oo ka jawaabaya Arinta lagula kacay ayaa bartiisa ku soo qoray 

Qoraalka 'U istaaga waxa saxda ah, xitaa hadday la macno tahay inaad keligaa istaagto'


Khasaaraha nololeed ee iga soo gaadhay waxba ma aha marka la barbar dhigo cadaabta lagu hayo dadka aan waxba galabsan ee jilicsan ee Gaza #joojinta dilka ayuuna sii raacayiy al gaasi

Qoralkaan waxaa leek saaray dadka kor u Dhaafaya haaf milyan waxaa ka aragti dhiibtay 

Dad kor u dhaafaya 65kun oo dad ah kuwasoo u Muujiyay garab istaag geesiga kubada cagta Anwar 


Jarmal wax walboo ay arrinkaas iyo taariikhdaasi hore isaga dhaqi karaanna way sameeyaan xasuuqii loo gey si waliba reer galbeedka waxeey Garab taagan yihiin sahnuuniyada sax iyo qalad 

intaas in u dhaw xitaa lagama haayo madaxda Baatiyada weeyn ee dalalka carabta hogaamiya 



Comments