Khudbadii cajiibka aheed ee uu ku taageeray Reysal wasaaraha dalka muddane xamse cabdi Bare oo caalamka gil-gishay Qaasatan dalalka Reer galbeedka ayaa qaadan waaye oo amakaag Aay ku noqotay hadal aay ku dhiiran waayeen Dalal ka miisan weeyn xaga siyaasada iyo Malatariga oo aduunka isku qiimeeyo
Waxaa soo kordhay cadaadis ka imaanaya Gudaha iyo dibada kaasoo reer galbeedka aay Gadaal ka riixayaan sida warbixinada hoose aay Kusoo gaarayaan Burca Online waxaa dowlada Fedaraalka somaaliya lagu cadaadinayaa in aay Xilka ka qaado Reesul wasaaraha dalka Somaaliya muddane xamse cabdi bare
Muddane xamse cabdi bare horay ayuu u ogaa In Khudbadiisa aay Reer galbeedka dhibsan Doonaan wuxuuna horay u sheegay in haduu Xitaa xilkiisa ku waayo marna aay is badali Doonin Fikradiisa ku aadan falastiin xitaa hadii Qorta nagala jaraayo kama tanaasuleyno ayuu Yiri Xamse cabdi bare
Dadka siyaasada falanqeeyo waxeey leeyihiin Waxaa macqul ah in mooshin laga keeno xamse Cabdi bare asbuucyada soo socda ama bilaha Nagu soo fooda leh xamse cabdi bare khudbadiisa ayaa dagtay kumanaanka kun ee muslimiinta ah ku waasoo waaye siyaasi u hadla
Oo dareenkooda soo bandhiga
Muxuu yahay fikirkaaga
Comments
Post a Comment