Kibir jebintii yahuuda

 

Kibir jebintii yahuuda 538 Taangi laga gubay 1 Milyan yahuuda ah barakeceen waad ku Raaxaysan doonta qormada hadad naceb tahay yahuud . Akhri 


Cadow israel marki lagu beeray dhulka falastiin waxay awoododa geliyeen sidii ay u qawad jebin lahayen wadama derkiska/jaarka la ah xitaa hadii aan wadan kaasi colaad ka dhaxayn sababtana waa inay Muslim carbeed yahiin dhulkan falastiin ee reer galbed xooga kusoo dejiyay ay ka cabsanayso in maalin laga faro maroojiyo Daan daansi iyo duqayn ayay markasta ku samaysa wadamada carbeed iyago isku halayn ka qaba gaalka wayn ee Maraykan waa maah maahdii somaliyeed ee odhan jirtay ( Gardaro garab og ) 

Sanad kii 2006 waxa dhacay wax aan ugu yeedh karno kibir,jebin tii yahuuda, waxay duqeeyan qasa waxayna dileen 1 qoys oo ka koobna 8 qof dhacdadas ayaa aad u taabtay dadyowga islaamka xanuunka dhacdadas ururka shiicada ee Xisbulallah ayaa kuso Ruqaansaday xuduud lobnan iyo isreal u dhaxaysa Ka hor dhacdadan Yahuuda xisbullah iyo dalkoda lobnan way duqayn jirtay  balse waxa muuqatay in ururkan Xaalad diyaar garow ah uu ku jiray sababtii uu ku duuli lahaana maanta helay maah maah Somali ba ahayd ( Reer aan rabay roob ma igu helay)

Ururka xisbullah ayaa duqaymo ku dilay askar yahuud ah qaarna afduubtay kadib yahuudi ayaa ku Hanjabtay inay dalka lobnan ka dhigo doonto mid  dhulka la siman Durba waxa kacay diyaaradihii yahuuda waxanay si aan kala reeb lahayn u duqeeyen goobo shacab gudaha lobnan sido kale waxay kuso weerartay taagiydedii ugu badnaa werar cir iyo dhul ah ayay ku qaaday

Ururka xisbullah ayaa lasoo baxay tatiko dagaal iyo awood ay shoog ka qaaden yahuudi, 3.000kun oo gantaal wax ka badan ayay ku duqeeyen gudaha Isreal way awoodi waysay inay iska difaacdo gantaladas wayo system difaaca gantaalaha keliya waxuu qabta gantaalka meel fog laga soo rido Lakin xusbullah xuduud ayay lasoo istaagan markaasay ku miisayen marba jaho hor leh ayay kaga keenan farsamadan oo Somali ahan aynu u naqaano  ( ku dhufo ka dhaqaaq ) ayaa ka dhacday jaharer ayay saxiiben One milyan shacib yahuud ah ayaa qaxay intaanba la gaadhin Qasaraha Milatari Ciidamadii yahuuda ee soo galay gudaha lobnan waxay noqden sida dad maxaabis la laynayo

niman kii kibranaa Isreal jilbaha ayay dhulka dhigteen saxiibadodii caalamka qaylo dhaan xabad joojin u dirsaden Maraykan iyo yurub oo nabad raadinaya ayaa aduun ka kale ku cadaadiyay In fadhi lagu yeesho untied netions Isreal waxay shegtay hadey dib uga baxdo gudaha Lobnan inanay ka hadhi doonin ee wadan keda ay soo galayan halka xusbllah sheegay in aan xabadi joogsan doonin ilaa ay ka baxaan gudaha dalkoda United netion ayaa ku Taliyay in ciidamo la Kala dhex dhigo kala ilaaliya yahuuduna iska baxdo kuwan dagaalka joojiyan dagaalkas kadib ceeb wayn ayay la kulmeen waana kibir jabeen yahuuda sanado Dibdambe uma duqayn dalka lobnan Qasaraha yahuudu qiratay inuu dsgaalkas kaso gaadhayl

Waxa laga bur buriyay

Taangi Dagaal           408

markab oo dagaal     3

diyaarado dagaal       2

Taangi casriga ah.    130

Isreal dhimashada waxay qiratay 130 askari kaga dhinteen dagaalkan 650 kalena kaga dhawacmen cadadka hubka iyo ciidanka  marka laysku eego macquul inaanay ahayn waad arkaysa Lakin dalalka caalamka ayaa qaba qasaarahas mid ka Wayn inuu Isreal gaadhay Tusaale ahan Frence waxuu sheegay in kun 1.000 askari laga dilay Isreal Iran waxay sheegtay 2.500 oo askari laga dilay Isreal hadad ilaa halkan soo akhrisay Like saar post ama share dheh Mahad sanid

Comments